Codsi dirso si aan kugu xirno dalaal ama milkiile degmada aad guriga ka rabto.
Dalaalada iyo milkiilayaasha degmadaas ayaa kuu jawaabaya — lacag ma bixinaysid ilaa aad guri qaadato.
Ma leedahay guri kiro ah? Ku hadal faahfaahinta oo daabac — bilaash.
Guri cusub geliCod u duub waxaad rabto — dalaalada iyo milkiilayaasha degmadaas ayaa maqlaya.
Jawaab ayaa kuu timaada: qiime, sawirro, iyo cod lagugu sharxayo guriga.
Qorshee booqasho — ama qof aad aamintid ayaa kuu booqda haddii aanad joogin.